G
Goobjoog
· 3 saac ka horAmni

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan Ka Fuliyey Sablaale, Toddobo ka Tirsan Al-Shabaabna Lagu Dilay

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyey degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war kasoo baxay…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.