HM
Horseed Media· 2 saac ka horNatiijada Imtixaanka Puntland: 14,919 arday oo ka gudbay imtixaanka fasalka 8-aad, heerka guusha oo gaaray 92.99%

Ardayda gudubtay waxaa ka mid ahaa 7,978 wiil, oo ah 49.73 boqolkiiba tirada guud, iyo 6,941 gabadhood oo ah 43.26 boqolkiiba.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Horseed Media ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Horseed Media.