Iiraan oo sheegtay in cunaqabataynta cusub ee Maraykanku ay khatar ku tahay dhaqaalaha caalamka
Tehran — Iiraan ayaa cambaareysay qorshaha Maraykanka ee lagu soo rogi doono cunaqabatayn dhaqaale oo cusub, iyadoo ku tilmaantay tallaabadaasi mid “sharci-darro ah oo bani’aadantinimada ka baxsan”.