HM
Horseed Media
·

Uganda oo bilowday ka bixitaanka ciidamadeeda Soomaaliya kaddib ku dhawaad 20 sano

Uganda ayaa bilowday inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya kaddib ku dhawaad labaatan sano oo ay ciidamada Uganda ka hawlgaleen dalka, sida uu sheegay taliyaha ciidamada Uganda.

Tebinta warbaahin kasta

Ka akhri Horseed Media ↗
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Horseed Media.