G
Goobjoog
· 4 maalmood ka hor

Soomaaliya oo cambaareysay weerar argagixiso oo ka dhacay caasimadda Suuriya ee Dimishiq

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixiso ee lagu bartilmaameedsaday caasimadda Suuriya ee Dimishiq, iyadoo ku tilmaantay fal argagixiso oo waxashnimo ah.

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.