KT
Kaab TV
·

Xiisadda Baladweyne oo cirka isku shareertay: Ugaaska Xawaadle oo ku baaqay abaabul, cabsi laga qabo dagaal ka qarxa Hiiraan+Sawirro

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wajahaysa xaalad amni iyo mid siyaasadeed oo sii adkaanaysa, iyadoo xiisadda u dhexeysa dhinacyada ka soo horjeeda maamulka Hirshabeelle iyo…