G
Goobjoog
· 3 maalmood ka horCaalamka

Dagaalka Bariga Dhexe oo dib u qarxay iyo Iiraan oo beegsatay saldhigyo ku yaalla Baxrayn iyo Kuweyt

Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay inay weerarro ku beegsadeen xarumo militari iyo kaabayaal muhiim ah oo ku yaalla dalalka Kuwait iyo Bahrain, kuwaas oo ay ku jiraan saldhigyada Arifjan iyo Ali Al Salem ee Kuwait, iyo saldhigyada Juffair iyo Sheikh Isa ee Bahrain.

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.