Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Duqeymo Ku Dilay 26 Xubnood oo Al-Shabaab ah
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ay fuliyeen duqeymo lagu bartilmaameedsaday fariisimo iyo goobo ay ku sugnaayeen…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.