Soomaaliya oo Isu Diyaarinaysa Hirgelinta Nidaamka Lacag-bixinta Duulimaadyada IATA BSP
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed SCAA ayaa sheegtay in Soomaaliya isu diyaarinayso hirgelinta guud ee nidaamka IATA Billing and Settlement Plan, kaddib markii lagu guuleystay wejigii tijaabada ahaa.
Tebinta warbaahin kasta
G

Ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.