RJ
Ciidamada Danab iyo Jubbaland oo Hawlgal ka Fuliyay Jubbada Hoose
Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab, oo kaashanaya Ciidamada Jubaland, ayaa hawlgal qorsheysan ka fuliyay deegaannada Lagta Welmaarow iyo Lagta Qunbi ee gobolka Jubbada Hoose. Intii…
Ka akhri Radio Jowhar ↗