KT
Kaab TV
·

Jubbaland oo baaritaanno ka sameysay laba kiis oo dil ah oo ka dhacay Cabdalle Biroole iyo Buula-xaaji

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jubbaland iyo Taliska Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Jubbada Hoose ayaa baaritaanno ka sameeyay deegaannada Cabdalle Biroole iyo Buula-xaaji, kuwaas oo la xiriira…