Puntland oo Turkiga ku eedeysay duqeymaha ka socda xeebaheeda
Puntland ayaa Turkiga ku eedeeysay inuu ka dambeeyo duqeymo aan weli cidina sheegan oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay xeebaha gobolka Nugaal, kaddib markii burcad-badeed Soomaali ahi afduubteen markabka M/V Lutuf.
Tebinta warbaahin kasta
BS

Ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.