Duqeyn ka dhacday xeebaha Gobolka Nugaal oo lagu beegsaday koox lala xiriirinayo burcad-badeed
Duqayn cusub ayaa goordhoweyd ka dhacday xeebta Jiifle ee degmada Godobjiiraan, Gobolka Nugaal, halkaas oo la sheegay in lala beegsaday doon yar oo ay saarnaayeen tobaneeyo qof. Sida ay sheegeen…
Turkiga oo Iska Fogeeyay Duqeyntii Ka Dhacday Xeebaha Puntland ee Lagu Dilay Sagaalka Qof
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay inaysan wax xog ah ama war ah ka haynin duqeymo dhanka cirka ah oo ka dhacay xeebaha maamul-goboleedka Puntland, halkaas oo lagu dilay dad isugu jiray…