KT
Kaab TV
·

Khilaaf siyaasadeed oo dhexmaray Cali Guudlaawe iyo Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo saameyn ku yeeshay kuraasta Baarlamaanka Hirshabeelle

Khilaaf siyaasadeed oo la sheegay inuu maalmihii u dambeeyay ka dhex jiray Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), iyo Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa dhaliyey hadal-heyn…