G
Goobjoog· 3 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Qorilow
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tegay Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Qorilow, oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.