PP
Puntland Post
· 2 saac ka horDhaqaale

Boosaaso: Dekedda iyo goobaha ganacsiga oo weli xiran

Boosaaso: Dekedda iyo goobaha ganacsiga oo weli xiran

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa maalintii afraad xiran goobaha ganacsiga, halka dekedduna xiran tahay maalintii afar iyo tobnaad

Warka oo dhammaystiran ka akhri Puntland Post
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Puntland Post.