DadkaMeelaha
RG
Radio Galgaduud
· 4 saac ka hor

Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed oo Ka Qaybgalay Shirweynaha 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed oo Ka Qaybgalay Shirweynaha 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Admiral Guuto Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar, ayaa magaalada Rabat ee Boqortooyada Morocco uga qaybgalay Shirweynaha…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Galgaduud
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Galgaduud.