KT
Kaab TV
·

Somaliland oo xirtay nin sheegtay inuu u tartamayo madaxweynaha Soomaaliya iyo wariye waraystay

Somaliland ayaa xabsiga dhigtay Cabdiqaadir Maxamed Sharaay, oo ah siyaasi iyo aqoonyahan Soomaaliyeed oo shaaciyey inuu u tartamayo xilka Madaxweynaha Soomaaliya, iyo wariye Cabdiraxmaan Cige oo…