G
Goobjoog
· 2 saac ka hor

Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti oo ku Geeriyooday dalka Faransiiska

Wasiirkii Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed Burhaan, ayaa geeriyooday subaxnimadii Khamiista, sida ay xaqiijisay dawladda dalkaasi, asagoo ku geeriyooday dalka Faransiiska.

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.