PP
Puntland Post
·

Dowladda Hoose ee Garoowe oo ka hadashay dhul loo seereeyay garoonka diyaaradaha

Dowladda Hoose ee Garoowe oo ka hadashay dhul loo seereeyay garoonka diyaaradaha

Dowladda Hoose ee degmada Garoowe ayaa sheegtay in ay soo gabagabaysay xaqiijinta iyo calaamadinta xadka seeraha dhulka garoonka diyaaradaha Gen.