SM
Shabelle Media Network
· 3 saac ka hor

Doorashadda Maamulka HirShabeelle oo dib u dhac ku yimid [War-Saxaafadeed]

Doorashadda Maamulka HirShabeelle oo dib u dhac ku yimid [War-Saxaafadeed]

MUQDISHO – Gudiga doorashadda ayaa shaaciyay in dib u dhac uu ku yimid xiliga doorashadda maamulka HirShabeelle, taas oo ka filayay inay dhacdo 20 bisha August.