G
Goobjoog· 2 saac ka horGuddoomiyihii Hore ee Awdiinle iyo 150 Maleeshiyaad ah oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Qaranka
Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in Guddoomiyihii hore ee deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay, Ibraahim Kalaay, iyo ku dhowaad 150 maleeshiyaad ah ay maanta waqtiyo kala duwan isku…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.