RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka hor

Soomaaliya oo u yeertay Safiirka Kenya Kadib Wasiirro laga hor Istaagay Nairobi

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Kenya u fadhiya Muqdisho, iyadoo lagu wado inuu maanta Isniinta hortago Wasaaradda Arrimaha Dibadda si looga wada hadlo wararka sheegaya in…