G
Goobjoog· 1 saac ka horKumuu ahaa Abwaan Aadan Tarabi Jaamac?
Allaha u naxariistee Abwaan Aadan Tarabi Jaamac, oo ka mid ahaa haldooradii ugu caansanaa suugaanta Soomaaliyeed, ayaa saacado ka hor ku geeriyooday magaalada Hargeysa, sida ay xaqiijiyeen eheladiisu.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.
Ku saabsan