SM
Shabelle Media Network
· Siyaasad

Soomaaliya iyo Ruusha oo kawada hadlay xoojinka tayeynta Ciidanka Booliiska

Soomaaliya iyo Ruusha oo kawada hadlay xoojinka tayeynta Ciidanka Booliiska

Moskow – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa kulan la yeeshay Xoghayaha Dowladda ahna Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Gudaha ee Federaalka…