Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

UNTMIS oo maanta soo afjaraya howlgalkii uu ka waday Soomaaliya, maxaa xigi doona?

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay in howlgalka Kaalmaynta Ku-meelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) uu soo afjarayo howlihiisa 31-ka Oktoobar 2026, kaddib muddo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
UNTMIS oo maanta soo afjaraya howlgalkii uu ka waday Soomaaliya, maxaa xigi doona?
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay in howlgalka Kaalmaynta Ku-meelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) uu soo afjarayo howlihiisa 31-ka Oktoobar 2026, kaddib muddo…
Ka akhri Kaab TV ↗
SM
Qaramada Midoobay oo soo gabagabeyey howlgalkeedii UNTMIS ee Soomaaliya
Muqdisho – Waxaa maanta la soo gabagabeeyay labadii sano ee kala-guurka ahaa ee Hawlgalka Siyaasadeed ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyadoo la raacayo codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya.…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay