Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Deni: Waxaan kula talinayaa Xasan Sheekh in uu is casilo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni Deni ayaa farriin u diray madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kala dhexeeyo
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayPP
Deni: Waxaan kula talinayaa Xasan Sheekh in uu is casilo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni Deni ayaa farriin u diray madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kala dhexeeyo
Ka akhri Puntland Post ↗HM
Siciid Deni oo Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqay inuu iscasilo.
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo ka hadlayey xaaladda guud ee Soomaaliy ayaa kula taliyey Madaxweyne…
Ka akhri Horseed Media ↗RJ
Deni oo Garoowe ka wada kulamo ka dhan ah MW Xasan Sheekh
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan xasaasi ah duleedka magaalada Garoowe kula yeeshay madaxda kala duwan ee hay’adaha dowladda Puntland, xilli ay sii xoogeysanayaan khilaafaadka…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.