G
Goobjoog· 2 saac ka horKiisaska Ebola ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo oo sii kordhaya
Dowladda DR Congo ayaa shaacisay in tirada dadka si rasmi ah looga helay cudurka Ebola ay gaartay 2,181 qof, halka 864 qof ay u dhinteen cudurka, sida lagu sheegay xog rasmi ah oo la sii daayay fiidnimadii Jimcaha.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.