Duqeymo madaafiic oo Israa’iil ka geysatay koonfurta Lubnaan
Duqeymo madaafiic oo isdaba-joog ah ayey saaka Israa’iil ka fulisay duleedka magaalada Mayfadoun, oo ku dhow Zawtar al-Sharqiyah, ee koonfurta Lubnaan, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka Qaranka ee Lubnaan (NNA).
Tebinta warbaahin kasta
HM

Ka akhri Horseed Media ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Horseed Media.