BS
Awood ma u leeyihiin ciidanka Soomaaliya inay la wareegaan goobaha ay ka baxayaan ciidamada Uganda?
Uganda waxay Soomaaliya ka caawinaysay la dagaallanka kooxda Al-Shabaab, tan iyo sanadkii 2007-dii. Waxay garab dagaallameen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyaga oo gacan ka geystay dib u…
Ka akhri BBC Somali ↗