Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qaybgalaya Madasha Al-Calamayn Afrika Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qaybgalaya Madasha Al-Calamayn Afrika Forum

Al-Calamayn, Masar – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee…