RD
Radio Dalsan
· 1 saac ka hor

Burburinta guryaha Tookiyo oo xiisad dhalisay

Burburinta guryaha Tookiyo oo xiisad dhalisay

Xiisad ayaa ka taagan xaafadda Tookiyo ee Yaaqshiid, Muqdisho, kaddib markii ciidamada dowladda ay bilaabeen burburinta guryo ay degan yihiin dad rayid ah. Ku dhawaad 10 qof ayaa la sheegay inay ku…