JN
Xasan Sheekh oo gogol wada-hadal u fidiyay mucaaradka, cadaadiskii siyaasadeed oo mira dhalaya
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale gogol wada-hadal u fidiyay siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo sheegay in dowladda Federaalka ay diyaar u tahay inay dhageysato aragtiyada…
Ka akhri Jowhar News ↗