KT
Xasan Sheekh iyo Safiirka Ingiriiska oo ka wada hadlay amniga iyo xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Charles King, iyaga oo ka wada hadlay xaaladda amni iyo tan siyaasadeed ee dalka, iyo…
Ka akhri Kaab TV ↗