G
Goobjoog· 1 saac ka horSoomaaliya iyo Urdun oo Xoojinaya Iskaashiga Dhinaca Difaaca iyo Tababarka Ciidamada
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Cammaan ee dalka Urdun, halkaas oo uu kulan kula yeeshay Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.