DadkaMeelaha
G
Goobjoog
· 7 saac ka horCaalamka

Mareykanka oo habeenkii siddeedaad oo xiriir ah duqeymo ka wada Iiraan

Dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo ciidamada Mareykanku ay habeenkii siddeedaad oo xiriir ah duqeymo cusub ka fuliyeen gudaha Iiraan.

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.