Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Sheekh Shariif oo ka hadlay kulan uu la qaatay Islaan Ciise

Sheekh Shariif oo ka hadlay kulan uu la qaatay Islaan Ciise

Madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay kulan la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Sheekh Shariif oo ka hadlay kulan uu la qaatay Islaan Ciise
Madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay kulan la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada
Ka akhri Puntland Post ↗
SM
Farmaajo oo kulan la yeeshay Islaan Ciise Islaan Maxamed
Muqdisho – Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan salaan iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed, oo ka mid ah isimada…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay