Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Soomaaliya oo caddeysay mowqifkeeda ku aaddan Qubrus

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u caddeysay in mowqifkeeda ku aaddan arrinta Qubrus uusan waxba iska beddelin, kaddib hadal dhawaan ka soo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dhaliyay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog13 saac ka hor
Soomaaliya oo caddeysay mowqifkeeda ku aaddan Qubrus
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u caddeysay in mowqifkeeda ku aaddan arrinta Qubrus uusan waxba iska beddelin, kaddib hadal dhawaan ka soo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dhaliyay…
Ka akhri Goobjoog
BS
BBC Somali8 saac ka hor
Soomaaliya oo caddeysay mowqifkeeda Qubrus kaddib qoraalkii guddoomiyaha Golaha Shacabka
Inta badan beesha caalamka waxay Jamhuuriyadda Qubrus u aqoonsan tahay dowladda sharci ahaan matasha jasiiradda oo dhan.
Ka akhri BBC Somali
SM
Somalia Reaffirms Position on Cyprus Dispute
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s federal government has reaffirmed that its official position on the Cyprus issue remains unchanged, stressing its respect for the sovereignty, unity and territorial…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Soomaaliya oo Dib u Xaqiijisay Mowqifkeeda Arrinta Qubrus
MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale caddeysay in mowqifkeeda rasmiga ah ee ku aaddan arrinta Qubrus uusan wax isbeddel ah ku imaan, iyadoo xaqiijisay inay ixtiraamayso…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay