Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Muxuu daarranyahay Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Addis Ababa ?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo uu kulamo iyo wada-hadallo gaar…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Muxuu daarranyahay Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Addis Ababa ?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo uu kulamo iyo wada-hadallo gaar…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqasho Shaqo ku Tagay Itoobiya
ADDIS ABABA, Itoobiya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya.…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.