Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor
Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed oo kormeeray Wasaaradda Warfaafinta oo dib-u-casriyeyn lagu sameeyay
Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada ee Koonfur Galbeed,…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRG
Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed oo kormeeray Wasaaradda Warfaafinta oo dib-u-casriyeyn lagu sameeyay
Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada ee Koonfur Galbeed,…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗RD
Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026
Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.
Ka akhri Radio Dalsan ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.