Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 17 saac ka hor

Shirka khubarada Militar-ga dalalka ay Soomaaliya Ciidamadu ka joogaan oo Muqdisho ka furmay

Waxaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee dalalka ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog1 maalin ka hor
Shirka khubarada Militar-ga dalalka ay Soomaaliya Ciidamadu ka joogaan oo Muqdisho ka furmay
Waxaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee dalalka ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo…
Ka akhri Goobjoog
SM
Shabelle Media Network1 maalin ka hor
Muqdisho oo martigelisay Shirka Khubarada Militari ee Dalalka Ciidamada ku Taageera Hawlgalka AUSSOM
Muqdisho – Magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Militari ee dalalka ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo…
Ka akhri Shabelle Media Network
RJ
Radio Jowhar17 saac ka hor
Shirka Khubarada Militari ee dalalka ciidamada ku taageera Midowga Afrika oo ka bilowday Muqdisho
Waxaa magaalada Muqdisho ka billowday Shirka Khubarada Militari ee Dalalka Ciidamada ku Taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo gogol-xaar u ah…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay