Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Firdhiye oo gaarey Laascaanood xilli khilaaf kala dhexeeyo Abwaan Jibriil.

Firdhiye oo gaarey Laascaanood xilli khilaaf kala dhexeeyo Abwaan Jibriil.

Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Somalia Cabdulqaadir Axmed Aw-cali oo muddo ka badan 50 cisho safar uga…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Firdhiye oo gaarey Laascaanood xilli khilaaf kala dhexeeyo Abwaan Jibriil.
Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Somalia Cabdulqaadir Axmed Aw-cali oo muddo ka badan 50 cisho safar uga…
Ka akhri Horseed Media ↗
KT
Kaab TV
Khilaaf u dhexeeya Firdhiye iyo ku-xigeenkiisa oo soo shaac baxay
Khilaaf la sheegay inuu u dhexeeyo Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, iyo Madaxweyne ku-xigeenkiisa, Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa soo…
Ka akhri Kaab TV ↗
PP
Puntland Post
Khilaaf ka dhex taagan Firdhiye iyo Abwaan
Khilaaf siyaasadeed oo xooggan ayaa markale ka dhex curtay madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) iyo ku-xigeenkiisa
Ka akhri Puntland Post ↗
HM
Horseed Media
Abwaan Cabdirashiid oo ka hadlay hadal-haynta khilaafka kala dhexeeya Madaxweyne Firdhiye.
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Waqooyi Bari, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaan), ayaa farriin uu soo dhigay barihiisa bulshada…
Ka akhri Horseed Media ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay