Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Guddiga doorashooyinka oo faahfaahin ka bixiyay doorashooyinka Galmudug iyo Hirshabeelle

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in doorashadu si habsami leh uga bilaabatay 10 degmo oo ka tirsan Hirshabeelle iyo 11 degmo oo ka tirsan Galmudug.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Guddiga doorashooyinka oo faahfaahin ka bixiyay doorashooyinka Galmudug iyo Hirshabeelle
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in doorashadu si habsami leh uga bilaabatay 10 degmo oo ka tirsan Hirshabeelle iyo 11 degmo oo ka tirsan Galmudug.
Ka akhri Goobjoog ↗
AM
Galmudug Iyo Hirshabeelle Oo Looga Dareeray Doorashooyinka Isku Sidkan
Dhuusamareeb – Doorashooyinka isku sidkan ee Golayaasha Deegaanka iyo Golaha Wakiiladda dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeele ayaa maanta oo Arbaca ah looga dareeray degmooyinka iyo deeganada…
Ka akhri Arlaadi Media Network ↗
RJ
Radio Jowhar
Doorashooyinka Hirshabeelle iyo Galmudug oo deegaannadaasi ka socda
Wararka ka imaanaya maamullada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa sheegaya in dadku ay codkooda ka dhiibanayaan doorashooyinka golaha deegaanka iyo wakiillada maamulladaasi oo saaka loo dareeray. Sawirro…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
G
Goobjoog
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay Natiijada Doorashadii Galmudug iyo JSP oo Kuraasta ugu badan ku guulaystay
Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay natiijada doorashadii isku sidkanayd ee goleyaasha deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Dowlad Goboleedka Galmudug.
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay