Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Ciidan ka tirsan Booliska Puntland oo tababar loogu xiray Carmo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Booliska, kuwaas oo tababarro ku qaatay
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayPP
Ciidan ka tirsan Booliska Puntland oo tababar loogu xiray Carmo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Booliska, kuwaas oo tababarro ku qaatay
Ka akhri Puntland Post ↗HM
Cutubyo katirsan booliska Puntland oo tababar loogu soo xiray kulliyadda Carmo.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa munaasabad ka dhacday Kulliyadda Tababarka Booliska Soomaaliyeed ee Carmo…
Ka akhri Horseed Media ↗RJ
Deni oo tababar u soo xiray ciidan cusub oo ka mid noqonaya ciidanka Puntland
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar usoo xiray dufacadaha 11-aad iyo 12-aad ee ciidanka Boolis-ka Puntland, kuwaa oo ku soo kala tababartay dugsiyada Tababarka…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.