Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay
Muxuu salka ku hayaa safarka uu Xamse ku tagi doono Laascaanood?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in uu maalmaha soo socda
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayPP
Muxuu salka ku hayaa safarka uu Xamse ku tagi doono Laascaanood?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in uu maalmaha soo socda
Ka akhri Puntland Post ↗G
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo gaaray magaalada LaascaanoodLaascaanood
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood, oo ah caasimadda maamulka Waqooyi Bari,…
Ka akhri Goobjoog ↗RJ
Ammaanka Laascaanood oo la adkeeyay
R/wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta tagaya magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, iyadoona si weyn loo adkeeyay ammmaanka magaalada. Ciidamada badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya…
Ka akhri Radio Jowhar ↗RJ
RW Xamsa oo maanta gaaray Laascaanood
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad-goboleedka Waqooyi Bari, halkaas oo xukuumadda ka fulinayso hawlo…
Ka akhri Radio Jowhar ↗SM
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo shacabka Laascaanood la qaatay waqti
Laascaanood – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, ayaa waqti la…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗SM
Somaliland oo cambaareysay booqashada Ra’iisul Wasaare Xamza ee Laascaanood
Hargeysa – Somaliland ayaa si kulul u cambaareysay booqashada Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, uu ku tagay magaalada Laascaanood, iyadoo ku tilmaantay…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗RJ
Somaliland oo Cambaareeyay Socdaalkii RW Xamsa ee Laascaanood
Maamulka Somaliland ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu si adag ugu cambaareeyay socdaalkii Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, uu ku tagay magaalada Laascaanood iyo…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.