Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

IGAD oo ku baaqday maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, wada-hadalna uga yeertay hoggaamiyeyaasha Soomaaliya

Urur-goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in la helo maalgelin ku filan, la saadaalin karo oo joogto ah oo lagu taageerayo howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), si…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
IGAD oo ku baaqday maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, wada-hadalna uga yeertay hoggaamiyeyaasha Soomaaliya
Urur-goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in la helo maalgelin ku filan, la saadaalin karo oo joogto ah oo lagu taageerayo howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), si…
Ka akhri Goobjoog
KT
Kaab TV
IGAD oo Soomaaliya ugu baaqday wada-hadal loo dhan yahay si heshiis looga gaaro doorashooyinka
Urur-goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in dhinacyada siyaasadda Soomaaliya ay xoojiyaan wada-hadallada iyo is-afgaradka siyaasadeed, si loo helo hannaan doorasho oo loo dhan yahay, isla markaana loo…
Ka akhri Kaab TV
RJ
Radio Jowhar
IGAD oo dalbatay maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, madaxda Soomaalidana ugu baaqday heshiis doorasho
IGAD ayaa sidoo kale ku baaqday in dhinacyada siyaasadda Soomaaliya ay yeeshaan wada-hadal loo dhan yahay, si loo helo hannaan la isku raacsan yahay oo loo maro doorashooyinka, iyadoo ururku sheegay…
Ka akhri Radio Jowhar
SM
IGAD oo ku ugu baaqday hoggaamiyeyaasha Soomaaliya inay heshiis ka gaaraan doorashooyinka
Jabuuti – Urur Goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo la-hawlgalayaasha caalamiga ah inay bixiyaan maalgelin ku filan, la saadaalin karo oo waarta oo loogu talagalay…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.