Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Cabdirashiid Janan oo Beledxaawo ku laabtay

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan uu dib ugu laabtay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, iyadoo la sheegay inuu halkaas u tegay fulinta heshiis uu magaalada…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Cabdirashiid Janan oo Beledxaawo ku laabtay
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan uu dib ugu laabtay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, iyadoo la sheegay inuu halkaas u tegay fulinta heshiis uu magaalada…
Ka akhri Kaab TV
RJ
Radio Jowhar
Janan oo heegaan sare geliyay ciidanka ku sugan degmada Beledxaawo
Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee deegaanada Jubaland, ahna Hoggaanka guud ee Amniga Jubaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan), ayaa guddoomiyay shir looga hadlay xaaladda…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay