← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 07/10/2026
Madasha Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Muqdisho laga Daahfuray Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub, oo looga hadlayo…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday G
Madasha Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Muqdisho laga Daahfuray
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub, oo looga hadlayo…
Ka akhri Goobjoog ↗ SM
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo Furay Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub
Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Muqdisho ka furay Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Madashan oo ay si wadajir…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ RJ
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo soo xiray Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub ee (EU-Somalia…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ SM
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xiray Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabadda xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub (EU-Somalia Business…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ SM
Somalia urges European investors to explore country’s strategic resources
MOGADISHU, Somalia — Somalia is ready to attract international investment in its natural resources and key economic sectors, Prime Minister Hamza Abdi Barre said as he closed a two-day business forum…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.