Hadda socda1 ilo · la cusboonaysiiyay

Aqoonsiga Somaliland: Yaa ku xigi kara Israa’iil?

Kadib markii Israa’iil ay 26-kii Diseembar 2025 si rasmi ah ugu dhawaaqday aqoonsiga Somaliland, waxaa soo xoogaystay hadal-haynta ku saabsan dalalka kale ee laga yaabo inay tallaabadaas ku xigaan.…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Aqoonsiga Somaliland: Yaa ku xigi kara Israa’iil?
Kadib markii Israa’iil ay 26-kii Diseembar 2025 si rasmi ah ugu dhawaaqday aqoonsiga Somaliland, waxaa soo xoogaystay hadal-haynta ku saabsan dalalka kale ee laga yaabo inay tallaabadaas ku xigaan.…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay