Hadda socda1 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Duqeyn Diyaaradeed oo Lagu Beegsaday Gaari ay Saarnaayeen xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Duqeyn Diyaaradeed oo Lagu Beegsaday Gaari ay Saarnaayeen xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Shabeellaha Hoose – Duqeyn diyaaradeed oo lagu qaaday deegaanka Daniga Baalow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu bartilmaameedsaday gaari ay saarnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab. Gaariga…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Duqeyn Diyaaradeed oo Lagu Beegsaday Gaari ay Saarnaayeen xubno ka tirsanaa Al-Shabaab
Shabeellaha Hoose – Duqeyn diyaaradeed oo lagu qaaday deegaanka Daniga Baalow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu bartilmaameedsaday gaari ay saarnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab. Gaariga…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Somali Intelligence Agency Says Airstrike Hits Al-Shabaab Vehicle in Lower Shabelle
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency said an airstrike targeting an Al-Shabaab vehicle in the Lower Shabelle region killed or wounded an unspecified number of…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.